Ogeysiis : Shabakadda SilGor oo dhowaan hawada dib ugu soo laaban doonta
Xarakatul Shabaab oo Etrhiopia ku eedeysay dagaallada ka socanaya degaan Dheg-tuur
SOURCE SilGor 14/07/2011 12:55:38 PM
Mas'uuliyiinta Xarakatul Shabaab Al-Mujaahidiin ee Gobollada Dhexe ayaa ka hadlay dagaallada maalmihii ugu dambeeyey ka dhacayey degaanka Dheg-tuur ee gobolka Mudug, kaasoo dhex marayey beelo walaalo ah oo wada dega gobollada Galguduud iyo Mudug.
Madaxweyne Sheekh Shariif oo saaray bayaan ku saabsan abaaraha
SOURCE SilGor 13/07/2011 12:37:20 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo saaray bayaan qoraal ah oo wax badan lagaga sheegay abaaraha dalka ku habsaday iyo sida loo wejihi doono, bayaankuna wuxuu qornaa sidan :
Danjire Mahiga oo Muqdisho kula kulmay Madaxda DKMG ah, kana mahad-celiyay ansixintii heshiiskii Kampala
SOURCE HOL 12/07/2011 1:09:27 PM
Wakiilka xoghayaha UN-ka ee Arrimaha Soomaaliya dajire Augustine P. Mahiga iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta Muqdisho ku tagay safar gaaban, wuxuuna kulammo kala gooni-gooni ah la yeeshay
Dadkii kasoo barakacay abaarta oo maanta goobo cusub laga dejiyey degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir
SOURCE SilGor 12/07/2011 12:28:38 PM
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta rartay qaar ka mid ah barakacayaashii ka yimid gobollada dalka qaarkood, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey ku soo qulqulayey dhismayaal burbursan iyo fagaarayaal ku yaalla bartamaha magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo walaac ka muujiyey xaaladda caafimaad ee Muqdisho
SOURCE SilGor 12/07/2011 3:47:55 AM
Maaulka gobolka Banaadir oo aad uga walaacsan xaaladda nadaafad darro iyo mida caafimaad ee ka dhalan karta goobaha ay magaalada ka soo degeen dadka kasoo barakacay gobollada dalka ee ay abaartu saameysay ayaa waxa ay sheegeen in dadkaasi loo rari doono xeryo
Madaxweyne Sheekh Shariif oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dalka Talyaaniga
SOURCE SilGor 11/07/2011 10:39:43 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday dalka Talyaaniga oo uu hoggaaminayey wasiiru-dowlaha dalkaasi ee arrimaha dibedda Mr. Alfredo Mantica.
Barlamaanka Soomaaliya oo isku raacay ansixinta heshiiskii ay madaxda Dowladda KMG ku kala saxiixdeen magaalada Kampala
SOURCE SilGor 11/07/2011 9:38:04 AM
Xildhibaanad Barlamaanka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay kulankoodii maanta ku ansixiyeen heshiiskii madaxda dowladda KMG kusoo kala saxiixdeen magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda horrentii bishii tagtay ee Juun.
Kulanka xildhibaannada barlamaanka ayaa mar kale lagu wadaa inuu maanta qabsoomo
SOURCE SilGor 11/07/2011 2:31:53 AM
Maanta ayaa mar kale lagu wadaa in Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ay mar kale ku kulmaan Xarunta Golaha shacbiga ee magaalada Muqdisho si ay uga doodaan heshiiskii magaalada Kampala
Ra'iisul-wasaaraha DKMG oo magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay
SOURCE SilGor 10/07/2011 6:02:15 AM
Ra'iisul-wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu safar shaqo oo labo cisho qaatay ku gaaray magaalamadaxda dalka Kenya ee Nairobi.
Soomaaliya oo aqoonsatay dalka Koonfurta Suudaan
SOURCE SilGor 10/07/2011 5:33:12 AM
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa ayaa sheegtay in ay si rasmi ah u aqoonsatay gooni-isu-taagga iyo madaxbanaanida Koonfurta Suudaan, kaddib markii malinnimadii shalay uu dagaalkaasi cusub u dabaaldegay, si rasmi ahna uga go'ay waddanka Suudaan intiisa kale.
Madaxweyne Shariif iyo wafdigii uu horkacayey oo ka degay magaalada Jubba ee xarunta Koonfurta Suudaan
SOURCE SilGor 09/07/2011 5:45:09 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdigii uu horkacayey ayaa gaaray magaalada Jubba ee xarunta Koonfurta Suudaan, kaddib markii ay xalay saqdii dhexe ka duuleen garoonka dayaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya oo maanta dalka ka dhoofay
SOURCE SilGor 08/07/2011 3:05:26 PM
Ra'iisul wasaaraha Dowladda KMG ee Soomaaliya Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya, safarka ra'iisul-wasaaraha ayaa ah kii ugu horreeyey ee dalka kaga dhoofo tan iyo intii xilka loo magacaabay.
Xarrakada Al-shabaab oo gargaar kala duwan u qaybisay barakacayaal ku nool deegaanka Lambar 50 (SAWIRRO)
SOURCE HOL 08/07/2011 1:49:42 PM
Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellada hoose ayaa hirgelisay xero aad u weyn oo loogu talo-galay in lagu daryeelo barakacayaasha kasoo hayaamaya deegaanadii ay ku noolaayeen sababo la xiriira abaaraha ku dhuftay Soomaaliya.


Aayatiin.net
Abaadiroow.com
Abaaqaroow
Addacwah.com
Afdheer.com
Afgoi.com
Aflax.net
Afrodigg.com
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
AllWariye.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadir24.com
Banadircity.net
Banadirmedia.com
Baraawepost.com
Bashaal.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Boocame.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buqaqable.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Cilmidoon.com
Coscompany.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com
Furqanshop.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Gendershe.com
Gobeey.com
Gololey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hanoolaato.com
Hiiraan.com
Hiiraannet.com
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hitube.net
Hobyo-one
Huriwaa.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Kacdoon.com
Kafaalo.com
Kulmis.com
Maktabada.com
Mandeeqpress.com
Mareeg.com
Markacadeey.com
Markacadey.co.uk
MarkaCadey.Net
Markanews.com
MarkaTV.Net
Midnimo.com
Mudug online
Muslimwomens
Qaadisiya.com
Qorahay.com
Radio free Somalia
RSTV Online
Saakow.com
Safari Phone
Saxafada.com
Shabelle.net
Sharifzein.net
Shingaani.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali refu Yemen
Somali start page
Somali Video
Somali wide
Somaliaswiss
Somalideaf.org
Somalilandembassy
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliween.net
Somaliweyn.com
SomLove.com
Somsports.com
Somway.com
Soomaalida Maanta
SoomaaliNews.com
Unhs.us
Usuuli.net
Waaberistudio.co.uk
Waayaha.net
Wardheernews
WarQabad.com
Webld.net
Widhwidh.com
Widow Farmers
Hope

Xamar Shop
Xamarnews.com
Yaaqshid.com

 
 
2008-2012 (c) SilGor.com