|
|
| RAMADAAN KARIIM WA KUL CAAM WA ANTUM BI KHEYR |  SOURCE SilGor 31/07/2011 4:12:51 PM Berrito oo Isniin ah ayaa noqotay kowda bisha barakeysan ee RAMADAAN, taasoo ah bil kheyraad oo dadka muslimiinta ah u leh fadiilo gaar ah, isla markaana ah bishii raxmadda, bishii cibaadada iyo bishii uu soo dagay kutubkeenna QUR'AANKA |
|
|
|