Ogeysiis : Shabakadda SilGor oo dhowaan hawada dib ugu soo laaban doonta
Wafdi ka socda Somaliland oo deeq soo gaarsiiyey Muqdisho
SOURCE SilGor 24/09/2011 3:01:54 PM
Wafdi ka socda Somaliland oo gargaar u wada dadka walaalahood ah ee ay saameysay abaarta ku dhufatay gobollada koonfuree ee Soomaaliya ayaa maanta duhurnimadii soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi si diirran ugu soo dhoweeyey mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne fara badan.
Admiral Faarax Axmed Cumar /Faarax Qare) "Xuduuda Badda Soomaaliyeed ma ahan 12nm ee waa 200nm"
SOURCE Somalitalk 23/09/2011 12:06:43 PM
Sida aan ka helayno warar lagu kalsoon yahay oo ku saabsan shir lagu soo gabagabeeyey Dalka Seychelles magaala madaxdiisa ee Victoria September 17, 2011 kaas oo looga hadlayey ammaanka gobolka Geeska Africa, ayna ka soo qayb galeen gunaanadkiisii Wasiirada Gaashaandhigga iyo Taliyayaasha Ciidamada ee
Erdoğan oo Beesha Calaamka ku eedeeyay inay daawanayaan dhibaatada ka jirta dalka Soomaaliya
SOURCE HOL 23/09/2011 11:20:56 AM
Ra'iisul wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay qaadaan tallaabo deg-deg ah oo lagu joojinayo macluusha Soomaaliya, isagoo dhanka kale ku baaqay in dunidu ay si xooggan u cambaareyso falalka guracan ee dowladda Israa'iil ay u qasayso nabadda bariga dhexe.
Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya oo magaala New York kula kulmay ra'iisul-wasaaraha Turkiga
SOURCE SilGor 22/09/2011 12:23:45 PM
Raisul-wasaarayaasha Soomaaliya iyo Turkiga Cabdiwali Maxamed Cali iyo Racep Tayyip Erdogan oo labaduba ka qaybgalaya shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ku kulmay magaalada New York ee dalka Mareykanka.
KA FAAIIDEYSO NIDAAM GANACSI OO HORUMARSAN (Qeybta 2aad) - Dr.Abdullahi Miftaah
SOURCE SilGor 22/09/2011 8:47:17 AM
Executive Summary: waa qaybta ugu horaysa ee lagu qoraayo qorshaha shirkadda (business plan) taaso oo macnaheedu yahay in aad si kooban u sharaxdo waxa aad qabanyso waxa uu yahay, cida macmiisha kuu noqonaysa, cidda leh shirkadda, nooca ganacsiga aad samaynayso iyo dhamaan mustaqbalka shirkadda.
Xeefoow: Wadahadal ayaan lagalaynaa garabka 2-aad ee Ahlu Sunna
SOURCE SMN 22/09/2011 8:06:44 AM
Maamulka Ahlu Sunna ee gobolada dhexe aya waxa ay shaaca ka qaadeen inay wadahadal la galayaan garabka labaad ee Ahlu Sunna Waljamaaca ee dhawaan looga dhawaaqay degmada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud.
Dowladda KMG oo sheegtay inay weerar ku tahay gobollada dalka
SOURCE SilGor 22/09/2011 7:49:05 AM
Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Cabdikariim Yuusuf Aadan (Gen.Dhagabadan) oo u warramayey idaacadaha maxaliga ah ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay goordhow weerar ku qaadi doonaan gobolada ay ka taliyaan Xarakatul Shabaab.
Talyaaniga oo Dowladda KMG u fasaxay 15 milyan oo Euro oo uu horey Soomaaliya ugu ballanqaaday
SOURCE SilGor 22/09/2011 7:08:45 AM
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo magaalada New York kaga qeybgalaya shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Talyaaniga Franco Frattini oo ay isla soo qaadeen xaaladda
Midowga Afrika oo sheegay in lasoo kordhin doono Ciidamada AMISOM
SOURCE SilGor 22/09/2011 6:05:01 AM
Ururka Midowga Afrika (AU) ayaa sheegay in Soomaaliya u soo diri doonaan 3000 oo askari oo dheeraad ah, kuwaas oo qayb ka noqon doona howlgalka ciidamada AMISOM ay haatan ka wadaan gudaha magaalada Muqdisho.
Mwai Kibaki oo Qaramada Midoobay ka dalbay in Soomaaliya la geeyo ciidamo dheeraad ah
SOURCE SilGor 22/09/2011 5:36:42 AM
Madaxweynaha Dalka Kenya Mwai Kibaki oo haatan magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qayb galaya shirka guud ee Qaramada Midoobay ayaa caalamka ugu baaqay in dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen lagu caawiyo gudaha
Warsaxaafadeed: DFKM oo magacaabay guddi farsamo ee dhaqan gelinta tubta La tiigsanayo (Roadmap).
SOURCE SilGor 21/09/2011 8:59:44 PM
Xukuumadda KMG ah ayaa dhistay guddi farsamo oo ka baaraan dega sidii loo hirgelin lahaa qodobadii (roadmap) lagu heshiiyay shirkii wadatashiga ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay 6-dii bishan aynu ku jirno ee Sebteember.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Australia
SOURCE RM 21/09/2011 5:19:09 PM
Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Mohamed Ali oo maalmahan ku sugnaa dalka Mareykanka oo uu halkaas uga qeybgalayey kulanka golaha ammaanka ee QM iyo kulanka guud ee QM ayaa waxuu la kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore ee
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo beesha caalamka ka codsaday in ciidamada DKMG ah la qalabeeyo
SOURCE HOL 20/09/2011 6:53:25 PM
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali oo wareysi siiyay wargeyska Toronto Star ee kasoo baxa dalka Canada ayaa sheegay in ciidamada dowladda KMG ah la qalabeeyo, si ay awood ugu yeeshaan inay sugaan ammaanka dalka.


Aayatiin.net
Abaadiroow.com
Abaaqaroow
Addacwah.com
Afdheer.com
Afgoi.com
Aflax.net
Afrodigg.com
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
AllWariye.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadir24.com
Banadircity.net
Banadirmedia.com
Baraawepost.com
Bashaal.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Boocame.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buqaqable.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Cilmidoon.com
Coscompany.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com
Furqanshop.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Gendershe.com
Gobeey.com
Gololey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hanoolaato.com
Hiiraan.com
Hiiraannet.com
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hitube.net
Hobyo-one
Huriwaa.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Kacdoon.com
Kafaalo.com
Kulmis.com
Maktabada.com
Mandeeqpress.com
Mareeg.com
Markacadeey.com
Markacadey.co.uk
MarkaCadey.Net
Markanews.com
MarkaTV.Net
Midnimo.com
Mudug online
Muslimwomens
Qaadisiya.com
Qorahay.com
Radio free Somalia
RSTV Online
Saakow.com
Safari Phone
Saxafada.com
Shabelle.net
Sharifzein.net
Shingaani.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali refu Yemen
Somali start page
Somali Video
Somali wide
Somaliaswiss
Somalideaf.org
Somalilandembassy
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliween.net
Somaliweyn.com
SomLove.com
Somsports.com
Somway.com
Soomaalida Maanta
SoomaaliNews.com
Unhs.us
Usuuli.net
Waaberistudio.co.uk
Waayaha.net
Wardheernews
WarQabad.com
Webld.net
Widhwidh.com
Widow Farmers
Hope

Xamar Shop
Xamarnews.com
Yaaqshid.com

 
 
2008-2012 (c) SilGor.com