|
|
| Uganda oo ciidamo dheeraad ah u soo direysa Soomaaliya |  SOURCE RM 08/05/2011 8:48:56 AM Safiirka dowladda Uganda u fadhiya dalka Ethiopia Danjire Mull Sebujja Katende ayaa sheegay in dowladiisu, iyadoo ka jawaabaysa codsiyo uga yimid Midowga Afrika iyo Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ay qorsheynasyo in ay afar kun oo ciidamado dheeraad ah u soo dirto dalka Soomaaliya. |
| TACSI - Innaa lillaah wa innaa ileyhi raajicuun |  SOURCE SilGor 04/05/2011 5:58:44 PM Waxa aroornimadii hore ee maanta degaanka Ceelasha Biyaha ku geeriyootay laguna aasay Allaah ha u naxariistee marxuuma Madiino Ow Maxamed Jimcaale oo 102 sano jir ahayd, geerida marxuumadda waxa la ogeysiinayaa eheladeedii oo ku kala nool gudaha iyo dibedda dalka. |
|
|
|