Ogeysiis : Shabakadda SilGor oo dhowaan hawada dib ugu soo laaban doonta
Madaxweyne Shariif oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciid fitriga
SOURCE SilGor 30/08/2011 3:56:58 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Masjidka Shuhadada ee Xarunta Madaxtooyada waxa uu salaaddii Ciida ku tujiyey dad isugu jira mas'uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda, culimaa'udiin, odayaal iyo dadweyne kale
HAMBALYO - CIID WANAAGSAN - berri oo bisha shawaal ay kow tahaya waa maalin Ciid ah
SOURCE SilGor 29/08/2011 2:42:22 PM
Waxaan umadda muslimka ah ee Soomaaliyeed guud ahaan iyo aqristayaasha Shabakadda SilGor ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidu Fitriga, waxaanna dhammaantood Allaah uga baryeynaa inuu aqballo cibaadadoodii bishii barakeysneyd ee Ramadaan - AMIIN -
Madaxweyne Shariif oo booqanaya magaalada Garoowe ee Punrland
SOURCE SilGor 28/08/2011 1:49:57 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta markii ugu horreysay booqasho ku tagay Magaala-madaxda Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay Madaxweynaha iyo wafdigiisa.
Amiir Al-Waliid Ibn Talaal iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho soo gaaray maanta
SOURCE SilGor 27/08/2011 4:53:21 PM
Wafdi ka socda qoyska reer boqor ee Boqortooyada Sacuudiga uuna hoggaaminayo Amiir Waliid Bin Talaal oo ah ganacsade weyn ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay indhahooda ugu soo arkaan dhibaatada ka dhalatay abaaraha ku dhuftay gobolka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay ganacsatada Suuq Bacaad sheegayna inuu suuqu furan yahay
SOURCE HOL 25/08/2011 4:17:03 PM
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan) oo maanta kulan kula yeeshay suuqa labaad ee Muqdisho ugu weyn ee Suuq Bacaad ganacsatada ayaa sheegay inuu suuqu furan yahay ayna dowladdu sugayso
Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY Qeyb-ta 16aad
SOURCE SilGor 24/08/2011 3:34:59 PM
Markii kaftanka lagu sii dheeraaday waqtiguna isa sii gurey, ayuu soo jeed-shay inay sii baxaan labadoodu, iyana waa la garatay oo si wada jir ah ayay dukaankii isaga huleeleen, waxayna sii mareen meel mac-macaanka iyo cuntada fudud lagu iibiyo, cabitaan
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibedda ee Iran oo Muqdisho soo gaaray
SOURCE SilGor 23/08/2011 5:48:41 AM
Wasiirka arrimaha dibedda ee dowladda Iran mudane Cali Akbar Saalixi iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, ayadoo ujeeddada socdaalkooduna ay tahay inay u kuurgalaan xaaladda dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha ka jira gobolka Geeska Afrika.
Shirkii Guddiga wadajirka ee amniga Soomaaliya oo maanta markii ugu horreysay lagu qabtay Muqdisho
SOURCE SilGor 22/08/2011 3:02:08 PM
Guddiga wadajirka ah ee amniga dalka Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay ku shiray magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u shirguddoominayey ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ergayga gaarka ah ee Qaramada
Maamulka gobolka Banaadir oo dib u furay qaar ka mid waddooyinka Muqdisho
SOURCE SilGor 22/08/2011 10:33:42 AM
Maamulka gobolka Banaadir oo beryihii ugu dambeeyey ku howlanaa nadaafadda iyo dayactirka waddooyinka magaalada Muqdisho ee ku xirmay dagaallada ayaa maanta furay qaar ka mid ah waddooyinka soo gala Suuqa weyn ee Bakaaraha.
Iiraan oo dayaarad gagaar sida u soo dirtay Muqdish
SOURCE SilGor 21/08/2011 1:44:28 PM
Dayaarad sida gargaar dhan 39 ton oo isugu jira noocyada raashinka oo ka timid dalka Iiraan, looguna talagalay in la gaarsiiyo dadka barakacayaasha ee ku sugan xeryaha magaalada Muqdisho ayaa maanta soo caga dhigatay garoonka dayaaradah Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
magaalada Oslo ee dalka Norway oo maanta lagu qabanayo munaasabad heer Qaran ah oo lagu xusayo dadkii ku waxyeeloobay weerarradii argagixiso ee kol hore lagu qaaday magaalada Oslo iyo Jasiirada Utøya
SOURCE SilGor 21/08/2011 8:00:16 AM
Xukuumadda Norway ayaa kaddib wada-tashiyo ay la yeelatay xisbiyada ku jira Barlamaanka kaddib go'aansatay in maanta oo
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif oo xafiiskiisa ku qaabilay guddoomiyaha Midowga Afrika Jean Ping
SOURCE HOL 20/08/2011 12:22:46 PM
Madaxweynaha Sooaaliya Sheekh Shariif Sheekh Amxed ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Midowga Afrika Jean Ping sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha.
Ra'iisul wasaaraha Turkiga iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho
SOURCE SilGor 19/08/2011 4:31:52 AM
Ra'iisul wasaaraha Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdoğan iyo wafdi ballaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd kasoo dagay gegide dayaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, si ay indhahooda ugu arkaan inta ay gaarsiisan tahay


Aayatiin.net
Abaadiroow.com
Abaaqaroow
Addacwah.com
Afdheer.com
Afgoi.com
Aflax.net
Afrodigg.com
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
AllWariye.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadir24.com
Banadircity.net
Banadirmedia.com
Baraawepost.com
Bashaal.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Boocame.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buqaqable.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Cilmidoon.com
Coscompany.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com
Furqanshop.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Gendershe.com
Gobeey.com
Gololey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hanoolaato.com
Hiiraan.com
Hiiraannet.com
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hitube.net
Hobyo-one
Huriwaa.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Kacdoon.com
Kafaalo.com
Kulmis.com
Maktabada.com
Mandeeqpress.com
Mareeg.com
Markacadeey.com
Markacadey.co.uk
MarkaCadey.Net
Markanews.com
MarkaTV.Net
Midnimo.com
Mudug online
Muslimwomens
Qaadisiya.com
Qorahay.com
Radio free Somalia
RSTV Online
Saakow.com
Safari Phone
Saxafada.com
Shabelle.net
Sharifzein.net
Shingaani.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali refu Yemen
Somali start page
Somali Video
Somali wide
Somaliaswiss
Somalideaf.org
Somalilandembassy
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliween.net
Somaliweyn.com
SomLove.com
Somsports.com
Somway.com
Soomaalida Maanta
SoomaaliNews.com
Unhs.us
Usuuli.net
Waaberistudio.co.uk
Waayaha.net
Wardheernews
WarQabad.com
Webld.net
Widhwidh.com
Widow Farmers
Hope

Xamar Shop
Xamarnews.com
Yaaqshid.com

 
 
2008-2012 (c) SilGor.com