Ogeysiis : Shabakadda SilGor oo dhowaan hawada dib ugu soo laaban doonta
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Ahmed oo maanta la kulmay siyaasiyiinta beelaha Daarood
SOURCE SilGor 21/06/2011 7:10:18 PM
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay qaar ka mid xildhibaannada iyo siyaasiyiinta beelaha Daarood uga jira golayaasha dowladda oo uu ka mid ahaa sii-hayaha xilka ra'iisul wasaaraha Prof.
Ra'iisul wasaarihii Soomaaliya oo is-casilay iyo wasiir xukuumaddiisa ka mid ahaa oo xilka la wareegay
SOURCE HOL 19/06/2011 8:00:53 PM
Ra'iisul wasaarihii xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Famraajo) ayaa iska casilay xilkiisii kaddib cadaadis xooggan oo kaga yimid dowladda Uganda iyo xubno uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Muqdisho: Ajaanib lacago lagu qabtay oo xarig 15-sano ah lagu xakumay
SOURCE BK 18/06/2011 8:31:56 PM
Maxkamadda gobolka Banaadir ee dowladda KMG ayaa maanta 15 sano oo xabsi ah iyo ganaaxdhan 15 kun oo dollar ridday saddex nin oo u kala dhashay wadamada Ingriiska iyo Mareykanka, kuwaas oo
Madaxweyne Al-Bashiir iyo Jerry Rawlings oo ka wada hadlay arrimo ku saabsan xaaladda dalka Soomaaliya
SOURCE SilGor 17/06/2011 2:22:14 PM
Ergayga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika (AU) u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Mr. Jerry Rawlings ayaa magaalada Khartuum ee xarunta dalka Suudaan waxa uu kula kulmay
HAMBALYO - dhalashada Sayfuldiin Sheekh Xasan Maxamuud
SOURCE SilGor 15/06/2011 5:48:55 PM
Maamulka shabakadda wararka ee SilGor.com waxay hambalyo u dirayaan Prof. Xasan Maxamuud (Xasan Jaamici) iyo xaaskiisa oo uu wiil ugu dhashay magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka maalinnimadii Isniinta ee bishan aan ku jirno ee Juun ay ahayd 13-ka.
Ra'iisul wasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya oo maanta sheegay inuusan xilkiisa iska-casilayn
SOURCE HOL 14/06/2011 3:38:07 PM
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inuusan iska casilayn xilka ra'iisul wasaarenimo ee Soomaaliya inta baarlamaanka uu go'aan ka qaadanayo go'aannadii shirkii Kampala.
Madaxweyne Shariif oo maanta ka hadlay heshiiskii Kambala iyo qodobo kale
SOURCE RM 12/06/2011 4:24:51 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa guul weyn ku tilmaamay dilkii ay ciidamada Dowladda Soomaaliya u geysteen Fasuul Cabdullaahi Maxamed Horjoogihii kooxda Al-qaacidda ee bariga Afrika, isagoo dhanka kale sheegay in
Ra'iisul Wasaare Farmaajo Oo kahadlay Qaraxi lagu Qaarijiyay Wasiirka Arimaha Gudaha
SOURCE SW 10/06/2011 8:48:37 PM
Ra’iisul Wasaare Shacbiyada Badan Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo caawa siiyay wareysi gaar ah Idaacada Codka Mareykanka Laanteeda Afka Soomaaliga “VOA” ayaa waxa uu ka hadlay qaraxi ismiidaamin ee lagu qaarijiyay wasiirkiisa Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaran Mudane C/shakuur Sheekh Xasan Faarax.
Farmaajo oo sheegay in ay qasab tahay in la aqbalo rabitaanka shacabka
SOURCE SMN 10/06/2011 8:26:47 PM
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegay in lagu qabsanyahay in la aqbalo rabitaanka dadka shacabka ah ee banaabaxyada ka dhigaya magaalada Muqdisho, isagoo fariin u diray ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.
Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka marxuum Cabdi Shakuur Sheekh Xasan ayaa u geeriyooday qarax lala beegsaday galabta
SOURCE SilGor 10/06/2011 8:18:45 PM
Allaah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Dowladda KMG marxuum Cabdishakuur Sheekh Xasan Faarax, kaddib markii uu dhaawac halis ah uu ka soo gaaray qarax lagula beegsaday gurigiisa.
Mudaaharaadyo lagu taageerayo Xukuumadda KMG ah oo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho
SOURCE HOL 10/06/2011 7:57:36 PM
Waxaa maalintiil labaad magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ka socda dibadbaxyo lagu taageerayo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Max'ed C/llaahi Farmaajo iyo xukuumaddiisa, iyadoo dadku ay xireen
TACSI - Geerida Al-Marxuum Sheekh Cabdulmajiid Sheekh Cabdiqani oo ku geeriyooda Muqdisho
SOURCE SilGor 07/06/2011 12:11:04 PM
Waxaa saqdii dhexe ee habeenimadii Axadda 05/06/2011 magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Allaah ha u naxariistee Al-Marxuum Sheekh Cabdulmajiid Sheekh Cabdiqani oo ka mid ahaa culimada ugu
Madaxweynaha iyo Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta dalka Uganda
SOURCE HOL 06/06/2011 8:17:47 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kulammo ay albaabadu u xiran yihiin illaa xalay ku lahaa magaalada


Aayatiin.net
Abaadiroow.com
Abaaqaroow
Addacwah.com
Afdheer.com
Afgoi.com
Aflax.net
Afrodigg.com
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
AllWariye.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadir24.com
Banadircity.net
Banadirmedia.com
Baraawepost.com
Bashaal.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Boocame.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buqaqable.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Cilmidoon.com
Coscompany.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com
Furqanshop.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Gendershe.com
Gobeey.com
Gololey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hanoolaato.com
Hiiraan.com
Hiiraannet.com
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hitube.net
Hobyo-one
Huriwaa.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Kacdoon.com
Kafaalo.com
Kulmis.com
Maktabada.com
Mandeeqpress.com
Mareeg.com
Markacadeey.com
Markacadey.co.uk
MarkaCadey.Net
Markanews.com
MarkaTV.Net
Midnimo.com
Mudug online
Muslimwomens
Qaadisiya.com
Qorahay.com
Radio free Somalia
RSTV Online
Saakow.com
Safari Phone
Saxafada.com
Shabelle.net
Sharifzein.net
Shingaani.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali refu Yemen
Somali start page
Somali Video
Somali wide
Somaliaswiss
Somalideaf.org
Somalilandembassy
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliween.net
Somaliweyn.com
SomLove.com
Somsports.com
Somway.com
Soomaalida Maanta
SoomaaliNews.com
Unhs.us
Usuuli.net
Waaberistudio.co.uk
Waayaha.net
Wardheernews
WarQabad.com
Webld.net
Widhwidh.com
Widow Farmers
Hope

Xamar Shop
Xamarnews.com
Yaaqshid.com

 
 
2008-2012 (c) SilGor.com