SilGor 10/4/2010 5:15:20 PM
Waayuhu waxay isku bedbedalaan dadka dhexdiisa, haddaad adigu wacan tahay ama wanaagu deris kula yahay, eynigaa ayay ka walaacsan tahay oo walbahaar wehel la ah, taasina waa caadada lagu yaqaan waayaha adduun, waxaad heysato asaagay weydaaran yihiin,
SilGor 9/25/2010 5:38:51 AM
Cutubka 1-aad:- SAFARKII SILOONAA. Kolkii uu qarxay dagaalkii lagu dilin-dileeyay dowladii kacaanka aheyd, qaxayaasha tiro ahaan aan la qiyaasi karin ee dalkii ka cararay waxaa ka mid ahaa Heybe Xaaji dhengad, wuxuuna isagu kolkii ay xabadu dhex xawaareysay xaruntii
SilGor 9/18/2010 11:54:42 PM
waa Sheeko Taxane ah, waxay-na ku ab-tirsataa sheekooyinka Jaceyl-ka ah, waana KHIYAALI ku kooban oo keliya curinta qoraha, waase dhici kartaa inay dadka qaarkii u soo joogeen dhacdooyin la eyni ah ama la misaal ah,(sheekadan qaybteeda koowaad kala soco warsidaha www.SilGor
4/11/2010 6:12:44 PM
fariin qoraaleed oo ka sheekeenaysa galmo taasoo ay isku direen labo qof oo u dhashay dalka India ayaa dhalisay in lagu xukumo seddax bilood oo xarig ah, fariintaan ayaa waxay iskugu direen moobeelada gacanta laga isticmaalo.
SilGor 3/1/2010 5:33:13 PM
Priyana waxa ee aheed gabar ka dhalatay reer faqiir ah, gabadhaan ayaa reerkeeda aad u jeclaa, marki ee dhameesatay jaamcada dhaqaalaha, ayaa reerkeeda waxa ee udooneen wiil, si ee ugu daraan, inanka loo doonay reerkooda ayaa weediistay yarad aad ufara badan, waxeena kasii codsadeen in ee ku bixiyaan yarada waqti aan dheereen
SilGor 2/17/2010 6:45:14 PM
Maalintaan oo ay soomaalida u taqaano MAALINTA JACEYLKA ADDUUNKA ayaa afka ingariisiga lagu yiraahdaa Saint Valentine’s Day, taas oo macnaheedu yahay Maalintii Valentine-kii Barakeysnaa. maalintaas waxaa la sheegaa in ee ku beegan tahay 14ka Febaraayo taasoo ay sannad waliba ay dadka isjecel ay isa siiyaan ubaxyo guduudan dhar guduudanna ay soo xirtaaan.
SilGor 12/30/2009 12:06:32 PM
Asal ahaan haasaawaha waa qeyb ka mid ah nolosha aadamiga, mana ahan mid hada bilaabanaya ee waa wax soo jireen ku ah dhaqanka soomaalida, sidaas daraadeed ayaa jiilba jiil ka dhaxlaa si loo sii wado oo loo dar dar galiyo. Sida la ogyahay wada socoshada waa mid ku leh door lama ilaabaan ah bulsho
SilGor 10/25/2009 8:15:08 AM
Jaceelka waa wax laamo badan sida geedka oo kale, kumana koobna rabitaanka lab iyo dhedig oo kaliya , wuxuuna ku yimaadaa siyaabo kala duwan, waana mid tilmaamo dareen dhab ah oo ka yimaada qalbiga aadamiga , dadkastana waxay ku tilmaamaan ama wax aga sheegaan afkooda ugaarka ah.
SilGor 8/25/2009 2:50:27 PM
dhawaanahan oo aad u tira batay furiinka ayaa waxaa leys waydiinaya su'aasha ah maxaa keenay furiinka? Inkastoo su'ashani uu aga jawaabayo qof kasta si, ayaa haddana lagu kal duwan yahay waxa keena furiinka marki si fiican u eegto nolosha bini'aadamka waxa ugu muhiimsan waa guurka sidaas daraadeed ayaa dadka badankiis u arkaan furiinka in ay tahay guuldaro ku timaada guurka haddaba maxaa keena furiinka ?
SilGor 12/30/2008 9:41:19 AM
Walaal, Waxaad xaq u leedahay inaad fikirkaaga ka dhiibato Go'aanada saameeya hor-u-marinta iyo wargellinta dadkaaga,dalkaaga,beeshaada,deegaankaaga iyo ... adigoo ku mahadsan dhiibashada fikirkaaga wannaagsan ayuu Websaytkani waxa uu kuu balan qaadayaa inuu kaa gaarsiiyo aqristayaashiisha meel waliba oo ay Dunida ka joogaan
Mahamud M. Yahye, PhD 5/19/2008 11:01:10 AM
I read your latest editorial, posted on May 5, 2008 and titled “Ethiopian Involvement in Somalia”. I wish to inform you that I didn’t like your approach. This is so, because the three narratives that you talked about, i.e., those of the Ethiopian Government, TFG, and the Somali opposition (or rather Islamic Courts Union, ICU), respectively, are known to most of us.

« previous12next »






'
World News