Fikirkaaga wannaagsan dadkaaga gaarsii


opinion4  .jpgHaddii aad jeceshahay in aad ka qayb qaadatid wax ku qorista websaytkani si aad fikradaada u dhiibatid, fadlan fikaradaada noogu soo dir cinwaankeena ah [email protected]

Haddii Fikradaadu ayan aheyn mid wax duminaysa waxaan kuu balan qaadaynaa in si aan kala rayb laheyn fikradaada aan ugu soo bandhigi doono wabsaytkani www.silgor.com  si walaalaha Soomaaliyeed ee adduunka dacaladiisa kala jooga  ay u wada gaarto.

Haddaba fursadani dahabiga ah ka faa'ideyso ee noosoo qor waxa kaa dhex guuxayo oo wanaag ah adigoo qoralkaaga noogu soo haggaajinayo cinwaankeena  ah:

 [email protected]

Add New Comment