| 
              
            
                |  HAMBALYO - Meherka Maxamed Xasan Cabdulqaadir (Naaji) & Faadumo Cabdi Xasan  
  Waxa hambalyo hawada loo marinayaa  oo uu 19-kii bishan aynu ku jirno ee Oktoober meherkoodu ka dhacay magaalada Zurich ee waddanka Switzerland.
 
 Maxamed iyo Faadumo waxaa Allaah loogaga baryayaa in uu ka
 yeelo kuwii isku waara, ubad kheyr qabana kala hela.
 
 AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN
 
 Waxa Maxamed iyo Faadumo hambalyo gaar ah u diraya maamulka
 Shabakadda warbaahinta ee SilGor.
 
 HAMBALYO - HAMBALYO - HAMBALYO
 
 Add New Comment |  |  |