![inaalilaahi[1][1].jpg](/images/inaalilaahi%5B1%5D%5B1%5D.jpg)

Waxaa fiidnimadii sabtida oo ay taariikhduna ahayd 29-ka bishan aynu ku 
jirno ee Maarso ku geeriyootay magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden 
Allaah ha u naxariistee marxuumad Khadiijo Cumar Macallim oo ku magac 
dheerayd 
Aaba Shiikh.
Geerida Marxuumadda ayaa waxa 
loogaga tacsiyadeynayaa carruurteeda, reer Cumar Macallim iyo guud ahaan
 eheladeeda oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba, ayadana waxa
 Allaah loogaga baryayaa in uu ka waraabiyo Jannadii Fardowsa - AAMIIN -
 AAMIIN - AAMIIN.