TACSI - INNAA LILLAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN   
          
        
          
        Waxaa dhambaal tacsi ah oo ku aaddan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Marxum Cabdirisaaq Maxamed Shiiq Maclow 00 sabdi 16.01.2010 ku geeriyooday Ceelasha Biyaha ee magaalada Moqdishu. Marxuma Cabdirisaaq da'diisu  waxay aheyd 30 jir , waxuuna ifka kaga tagtay 1 wiil .
   Ururka I.Silgor iyo dhammaan waalidka iyo walaalaha gudaha iyo qurbajooga ah waxay tacsi tiiraanye leh u dirayaan : Waalidkiisa,Xaaskiisa, Wiilkiisa,Walaalahiis iyo dhammaan Qaraabada oo dhan.
  Marxuum Cabdirisaaq waxaan Allaah uga baryeynaa in uu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo,inta uu ka tagayna dhammaan sabir iyo iimaan Allah haka siiyo. AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN  
        Add New Comment
   | 
                
                      | 
             
           
       |