OGEYSIIS : Waxa Somalida Minnesota lagu wargelinayaa in la qaban doono munaasabad deeq loogu ururinayo masjid

masgid1.jpgmasgid.jpg

Dhamaan Walaalaha soomaaliyeed ee reer Minnesota waxaan ogeysiineynaa inaan wadno mashruuc lacag loogu ururinayo Masaajidka Ummatu Muxammad ee ku yaala Dhabbad, Buula xaawo.


Maalinta:   Arbaco November 9th 2011

Waqtiga:    7pm – 9pm

Meesha:     Maqaayda safari ee lake street


Waxaa ka hadli doona barnaamijka Sheekh Xasan Jaamici


Cashada: $20.00 qofkiiba


Fadlan wixii faah faahin ah kala so xiriir

Xaaji Mursal Aadan: 612-876-8576

Maxamed Maxamud: 612-703-6890

Kasoo qayb gal wacan